Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in la gaaray Xiligii Farmaajo ka dagi lahaa Hargeysa

Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed oo Wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa sheegay in dowlada Federaalka ay ka shaqeeneyso sidii loo bilaabi lahaa wadahadaladii dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland. Waxa uu sheegay Mahdi Guuleed in Xukuumada Soomaaliya ay sameesay jadwal iyo qorshe ku aadan wadahadalada , waxa uuna xusay in wadahadalada ay u … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in la gaaray Xiligii Farmaajo ka dagi lahaa Hargeysa